Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili Wabiga Shabeelle dhawaan Fatahaado kasameeyay Tuulooyn Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle waxaana Bulshada Magaalada Jowhar loogu baaqay in ay Kahortagaan Fatahaado uu Xilligaan Kasameeyo Magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka hoosyimaada.
Qaar Kamid ah Dhalinyarada Aqoonyihaanada ah ee Magaalada Jowhar ayaa sharaxaad kabixiyay sida looga hortagi karo Fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabellle.
Warkan waxa soo jeedinaysa:- Abdulahi Abdulkadir Nor