Masuuliyiin ku baaqay in wax laga qabto saamaynta ka dhalatay fatahaadihii ku dhuftay Baardheere

0
99

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xubno katirsan Maamulka Degmada Baardheere iyo xildhibaan ka socda BDFS oo kormeeray goobaha ay saameeyeen fatahaadihii ku dhiftay Baardheere ayaa waxa ay ku baaqeen in gurmad wax qabad ah lala gaaro degmada.

Waxa ay sheegeen in wali ay jiraan dad ku go’doonsan xaafadaha Baardheere, loona baahanyahay in la hagaajiyo togagga iyo suuqyada brburay kadib markii ay biyaha roobku fariisteen.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here