Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka arrimaha Gudaha Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray mashaariic horumareineed oo laga hirgeliyay gudaha xarunta Jaamacadda Umadda Soo,aaliyeed faraceeda Galmudug ee Caabudwaaq.
Waxaa masuuliyiintan xarunta jaamacadda kusoo dhoweeyay maamulka Jaamacadda iyo ardayda gaar ahaan ururka gabadhaha Marwo ee wax ka barta Jaamacadda Umadda.
Warkan waxaa soo jeedinayaa:- Abdidahir Garad Ali