Iskuduwaha wasaarada Caafimaadka degmada Cadaado oo sheegay in tayada caafimaadka degmada sare uqaadi doono

0
74

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Iskudawaha Caafimadka degmada Cadaado ayaa sheegay in ay horamari donaan cafimadka degmadasi.Dr.Abdikafi Abdulahi oo kahadlay heerka cafimadka degmada Cadaado ayaa ugu baqay bulshada iyo bahda cafimaadka Cadaado in ay kaqeyb qataan sare u qadida heerka Cafimadka Degmada Cadaado iyo badqabka bulshada demada si loo helo magaalo kahormarsan adeegyada caafimaadka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here