Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtay Kulan looga hadlayay Xad-gudubyada loo gaysto Caruurta Soomaaliyeed, kulan ayaa waxaa soo qabqanisay hay’ada BADEF waxaan ka soo qeybgalay sarkiil, ururada rayidka bulshada iyo walidiinta Soomaaliyeed.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor
Audio Player