Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xoghayaha Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo Cabdiqani Maxamuud Axmed ( Afyare ) oo ay weheliyaan agaasimaha Shaqada , shaqaalaha iyo tababarada ahna Maamulka Maaliyadda Cabdi-kaafi Cabdullaahi Cadceed agaasimaha qorsheynta iyo horumarinta Mashaariicda Maxamed Abshir Cabdi , madaxa Cabshuuraha iyo Maamulka Xaafadda Horumar ayaa waxay shacabka xaafadda horumar ku dhiirigeliyeen bixinta canshuurta.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi