Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa Degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dhagax dhigay dhismayaal lagu soo kordhinayo Iskuulka degmeda doolow.
Dhagax dhiga iskuulka ayaa waxaa ka qeyb galay madax iyo wasiiro ka tirsan wasaaradda waxbarshada dowladda Jubbaland. Wasiirka kuxigeenka wasarada waxbarashada Jubbaland Muqtaar Kaamil ayaa ka hadlay dhaxg-dhiga iskuulka degmada Doolow.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf