0
80

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Munaasabadaan oo ahayd mid lagu soogaban gabayhaayay shirkii golaha wadatashiga qaranka oo mudoyinkaan kasocday caasimada galmudug ee dhuusamareeb shirka ayaa waxaa laga soosaaray war murtiyeed

Madaxda ayaa waxaa looqabtay xaflada lagu sooxirayay shirka taas oo lagu madaxtooyada galmudug waxaa hadalo kala duwan kajeediyay madaxda dowlad goboleyada dalka iyo kuwa fadaralka soomaaliya ugu horayn ayaa waxaa hadalo kajeediyay madaxwaynaha galmudug axmed cabdi kaariye qoorqoor iyo madaxwaynaha jubaland axmed maxamed islaam axmed madoobeb waxaana hadaladoodii kamidahaa.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here