0
88

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababarkan oo socdey Mudo laba maalin ah ayaa lagu soo gabagabeyey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay waxaana lagu baranaayey sidii Bulshada o bari lahaa sidi loo ilaalin karo Xuquuqda Carruurta maadama Carruurta ay ka mid yihiin Birmageeyda oo ay tahay in xuquuqdooda la dhowro.

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabisey Hey’adda Horumarinta Xuquuqul insaanka ee Kalkaal iyadoo garab ka heyleysa Hey’addaha Gredo iyo Seve the Childareen.

Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here