1,600 qoys danyar ah oo deeq gargaar ah loogu qaybiyey Muqdisho.

0
24

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Xikmo Charity oo kaashanaysa hay’adda Boqor salmaan ee dalka Sucuudiga ayaa 1600 oo qoys danyar ah degmada Dayniile ugu qaybisay deeq gargaar ah oo hilibka Udxiyada ah. Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Dayniile iyo madaxda hay’adaha ayaa goobjoog ahaa munaasabadda deeqdan lagu qaybinayay.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir GAraad ALI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here