Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan ay ka soo qeebgaleen bulshada qeybahooda kala duwan ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud waxana ujeedkiisu ahaa sidii dhaqaale loogu ururin lahaa Bulshada ku nool gobalka Gedo oo saamayn ka soo gaartay Fatahaada roobka deynta oo dalka ka da’aaya.
Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaya.