Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Guriceel iyo wasaarada waxbarashada Galmudug ayaana iska kaashanaya dadaalo ladoonayo in fursad waxbarasho loogu abuuro caruurtaa baahiyaha gaarka ah qaba oo diiwaan galintoodu ka billaabatay xafiiska arimaha bulshada Degmada Guriceel, iyadoo maamulku sheegay inay dhowaan daah furi doonaan iskuulka dadka baahiyaha maqalka la’a ee kunool Guriceel.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed