Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudomiyaha gobolka Hiiraan Abdullahi Ahmed Maalin Sufurow ayaa daahfuray Imtixaan ay u fadhiisteen ku dhawaad 200 oo qof kuwaaas oo ka shaqeyn doona Isbitaalka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan iyo xarumaha kale ee caafimaadka
Waxaana daahfurka barnaamijkan oo lagu magacaabo Damal Caafimad kaoso qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabelle iyo kan degmada Jalalaqsi.
Waxaa warkan faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali