2. Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo faahfaahin ka bixiyay shirka Istiraatiijiyada warbaahinta oo Mugadisho lagu soo gabagabeeyey

0
86

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow ayaa ka warbixiyay heshiis laga soo saaray shirka Istiraatiijiyada qaran ee isku xirka xirirka warbaahinta oo magaalada lagu soo gabagabeyey,
Waxaana ka qeybagalay masuuliyin ka tirsan wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ,Wasiiro ,xildhibaano iyo Wssiirada warbaahinta Maamul goboleedyada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here