Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay,adda SIDRA oo kaashanaya dowlada Imaraadka Carabta ayaa Deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/Dhexe waxaa ay ka hirgelisay Ceelbiyood ay bulshadu baahi weyn u qabeen,
Ceelbiyoodkan ayaa wxaaa isticmaali doona bulshada deegaanka Ceelbaraf iyo deeganada ku teedsan iyada oo sidoo kale in kudhow 200 oo qoys gudoonsiiyey deeq hadiyado ah.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali