Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa 1,000 qoys waxa ay gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka ugu qeybisay degmada Buurhakaba.
Muniish Xasan Cabdi oo ah madaxa arrimaha bulshada Buurhakaba iyo mid kamid ah dadka deegaanka ayaa u mahadnaqay Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed