Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Gudoomiyaha gobolka Hiiraan muuse salaad wehliye ayaa daahfuray dhismaha Isbitaalka degmada Maqokori oo markii ugu horeysay yelaneysay isbitaal bixiya adeegyo caafimaad oo dhameystiran.
Gudoomiyaha degmada iyo bulshada Moqokori ayaa dhankooda sheegay iney diyaar u yihiin iney gacan ka heystan dhismaha isbitaalka.
Muuse salaad wehliye gudoomiyaha maamulka gobolka Hiraan ayaa balan qaaday in ka maamul ahaan ay kaalintoda qaadan doonaan.
Warkan waxaa faah faahianaya: Abdulahi Abdulkadir Nor