Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa xarun cafimaad ka dhagaxdhigay degaanka Bandarseed ee gobolka Mudug.
Xildhibaan Abdicasiis Faarax Garaase oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Dhuusamareeb ayaa bulshada deegaanka ugu deeqay dhismaha xaruntan caafimaad.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali