Dhismaha Iskuulka jalaaludiin oodeegaanka mareergur lagu xarig jaray

0
111

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Iskuulka Jalaaludiin, waxgaradka deegaanka, Waalidiinta ardayda, ayaa Wasiirka Wasaaradda ugu warbixiyay baahiyaha dhanka waxbarashadda ee ka jira deegaanka, iyaga oo ka codsaday maamulka Caasimadda iyo Wasiirka wasaarada Waxbarashada Galmudug in ay ku gacan siiyaan wax ka qabashada baahida kala duwan ee iskuulku qabo.

Liban Mohamed ayaa soo jeedinaya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here