Maamulada Degmooooyinka gobolka Nugaal oo lagu wareejiyay gaadiidka gurmad ka deg deg ah

0
140

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda caafimaadka Dowlad goboleedka Puntland ayaa degmooyinka gobolka Nugaal ku wareejisay 6gaari oo Ambulus ah kaasoo loogu talagalay in loogu adeego hooyada iyo dhalaanka ku nool degmooyinka iyo deeganada hoosyimaada.

Wareejinta gaadiidka ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday maamulada degmooyinka loogu tala galay gaadiidkan iyo masuuliin kamid ah wasaaradda caafimaadka Puntland.

Warkan waxaa faahfaahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here