Dowladda Soomaaliya oo Dowladda Turkiga kala wareegtay markab sida shixnad gargaara..

0
50

DFS ayaa maanta dhigeeda dowladda Turkiga kalawareegtay deeq gargaara oo ay ugu talagashay shacabka Soomaaliyeed ee talabaalaysan.
Gargaarkaan oo ka koobana qeybaha kala duwan ee raashinka, Teendhooyin iyo waxyaabo kale oo aas-aasi u ah nolasha, kuwaas oo dhan 3,000 oo tan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here