Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda naafada Galmudug ayaa tababbar ku saabsan fulinta heshiiska caalimaga ah ee ilaalinta Xaquuqda Naaafada ku qabatay Dhuusamareb.
Waxaana ka qeybalay masuulin ka soctay wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha Galmudug, ururada bulshada, ururka naafada Galmudug iyo xubno kale.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali