Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkaan Dib-uheshisiinta oo maalmihii la soo dhafay la Socday deegaanka Bangeelle ee Gobolka galgaduud ayaa la soo gabangabeeyey waxana shirku u dhexeeya beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanka laandheer . waxana shirka garwadeen ka aha wasaradda Arrimaha gudaha dowlad galmudug ,waxgaradka beelaha halka ku dagaalamey
Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug, Guddoomiyaasha Caabudwaaq, Xeraalle Bangeelle, iyo culumo’owdiin iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf