Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-In ka badan 150 Qoys oo ka barakacay fatahaada uu sameeyey wabiga Shabeelle ayaa gaaray deegaanka Guri-cade ee gobolka Hiiraan kuwa oo iskugu juray Xoola dhaqato iyo beeralay ayaa xiligan wajahaaya Xalad biniaadamnimo.
Gudoomiyaha deegaanka Guri-Cade ee gobalka Hiiraan ayaa maamulka Hirshabeelle iyo Dowladda Federerka Somali ka codsaday in gargaar laga soo gaaro Barakacayaasha deegankas ku sugaan.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulakdir Yusuf.