Degmada Cadaado oo lagu Soo Xiray Tababar looqabtay shaqaalaha Dowladaha Hoose

0
26

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Cadaado, Mudane Faarax Diiriye Warsame, ayaa soo xiray tababar muhiim ah oo loo qabtay shaqaalaha iyo howlwadeennada, waaxda maaliyadda iyo canshuuraha ee dowladda hoose ee degmada Cadaado. Tababarka ayaa socday muddo saddex maalmood ah, iyadoo diiradda lagu saaray Hagaha Canshuuraha, Siyaasadda Maaliyadda Dowladda Hoose, iyo Buugga Maareynta Maaliyadda.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here