Sara u kac laga dareemaayo suuqyadda Xoolaha degmada Buur-Hakaba

0
4

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxaa sara u kac laga dareemaa Qiimaha la kala iibsado xoolaha nool gaar ahaan Geella iyo Ariga Suuqyadda degmada Buur-Hakaba ee gobalka Bay .
Sababta keentay sare u kaca qiimaha xoolaha ayaa Lagu sheegey roobabkii loo baahana oo aan ka da,in Xili roobaadkii la soo dhafay degmada Buur-Hakaba iyo deegaanadda hoostimada .

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here