Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa gaadiid ay soo gaday Wasaaraddu ku wareejiyay qaarkamid ah xarumaha loogu talagay ee maamulka Puntland.
Xaruumaha lagu wareejiyay gaadiidka ayaa waxa kamid ah xaruunta dakhliga xaruunta maamulka iyo kastamka Garowe.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed