Shir weynaha dib-u-heshiisiinta Hirshabeelle oo lagu soo xiray Jowhar.

0
77

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar uga qeybgalay kulan lagu soo xiraayay shirweynaha dib-u-heshiisiinta maamulkaas,

Kulanka oo ahaa mid xal loogu daarinayo colaad beeleedyada kusooʻ noqnoqday deeganada maamulka Hirshabelle.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here