Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo kulan wadatashi ah la yeeshay ururada siyaasadda dalka

0
6

Guddiga Doorashooyinka Qaranka (GDQ) ayaa kulamo wadatashi ah la yeeshay ururrada siyaasadda dalka, bulshada rayidka ah iyo hay’adaha kale ee ay khuseyso.

Ujeedada wadatashiyadan waa in la helo talooyin iyo aragtiyo lagu daro xeerarka muhiimka ah ee doorashooyinka qof iyo cod ee la filayo inay dalka ka qabsoomaan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya-Abdifitah Moahmed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here