Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Qaran ee Diiwaangelinta dadwaynaha ee NIRA loosoo gaabiyo ayaa magalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ay ku qabatay kulan wacyigelin ah kaasoo ay ka qaybgaleen masuuliyiin k atirsan maamumlka Koofur galbeed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali