Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Maamulka Magaalada Dhagaxbuur ayaa deeq raashiin ah u qaybiyay 140 qoys oo isugu jira agoon iyo danyar islamarkaana laga soo xulau 10 xaafadood ee magaaladaasi.
Deeqdaan raashiinka ah ayaa ka koobneed Bariis , Baasto, Timir , Sonkor iyo Biyo
Warkaan Waxaa Faah faahinaa=Abdifitah Mohamed Ahmed