Wasiirro ka tirsan Galmudug oo Cadaado uga qaybgalay abaalmarinta Taran Qur’aanka.

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasbaddan oo lagu abaalmarinayay ardayda kaalmaha hore ka gashay tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo Bishii Ramadaan lagu qabtay magaalada Cadaado.

Tartankan waxaa ka qayb-galay ku dhowaad boqol arday oo ka kala yimid degmooyinka Galmudug qaarkooda.

Warkan waxaa soo jeedinayaa: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here