Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug ayaa laga furay machadka Shamsul Culuum oo ka mid ah Macaahidda dalka waxaana munaasabadda furitaanka ka qaybgalay masuulin kala duwan, Arday, waaliddiin iyo marti sharaf kale. Macalin Rooble Mohammed Barre oo ka mid ah masuuliyiinta Machadka ayaa ka warbixiya furitaanka Machadka.
Warbixintan Sacdio Abdulkadir ayaa soo jeedinaysa.