Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay warbixin sanadeedka 2024 ee horumarka maaliyadeed ee Soomaaliya

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa si rasmi ah u daah-furay warbixinta sanadeedka 2024 ee horumarka maaliyadeed ee dalka. Munaasabadda daahfurka ayaa lagu soo bandhigay guulaha laga gaaray maamulka maaliyadda, kobaca dhaqaalaha, iyo tallaabooyinka lagu xoojinayo hufnaanta iyo isla xisaabtanka.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here