Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Horncenter (HC) Dialogue ayaa magaalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug ku qabatay kulan ku saabsanaa, “Xoojinta Galmudug iyadoo la dhisayo hay’ado hufan oo caddaalad ku shaqeeya, si loo abuuro mustaqbal ifaya.”
Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Galmudug, xubno ka tirsan maamulka galmudug iyo marti sharaf kale, waxana la isku dhaafsaday fikrado wax ku ool ah oo lagu dhisayo mustaqbalka Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf


