Gaadiidlayda Gobolka Hiiraan oo amarro cusub lagu soo rogay

0
70

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin iyo xubno ka mid ah ku xigennadiisa ayaa kormeeray qeybo ka mid ah jidadka magaalada Baladweyne oo burbur xoogan u geystay fatahaadii ku dhufatay magaalada.

Wadada laamiga ee dhaxmarta bartamaha magaalada Baladweyne ayaa ka mid ah meelaha sida weyn u burburka ugu geysatay fatahaadda iyadoo meelaha qaar ay ka qodmeen go’dad waa weyn taasoo keentay in hakad la galiyo gaadiidkii soo gali lahaa magaalada Baladweyne.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here