70 Gabdhood oo Imtixaan Diini ah loogu qabtay Dhuusamareeb.

0
56

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madarasada Khaliifo Xaaji Yuusuf ee Dhuusamareeb, oo uu gacanta ku hayo Sheikh Abdullahi Ahmed (Sheikh Abdullahi Cagayare), ayaa qabatay imtixaan diini ah oo ay ka qeyb galeen ku dhawaad 70 gabdhood.
Imtixaankan ayaa diiradda lagu saaray su’aalo iyo fasiraad la xiriirta kutubtii ay barteen, kuwaas oo ka koobnaa fanniyaal kala duwan oo ka tirsan shareecada Islaamka.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here