Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Hassan Abdinuur Aal-baro Ayaa Dhagax Dhigay Garoon Cusub oo diyaaradeed oo ay Yeelanayso Degmada Ceel-barde Ee Gobolka Bakool.Goroonkan ayaa waxaa baahi weyn u qaba bulshadada deegaanka kuwaas oo u isticmaali doona safaradooda kala duwan ee dhanka duulimaadyada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Liban Mohamed Abdi