850 Qoysas oo deeq raashin ah loogu qaybiyay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir.

0
78

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Qoysas tiradoodu gaarayso 850 oo danyar ah ayaa loo qaybiyay Deeg raashin ah oo ka timid dalka Sucuudiha. Hay’adda Khayriga ah ee Tadaamun ayaa raashinkan u qaybisay qoysaskan danyarta ah oo ku nool degmada Daniile, maamulka degmadaasi ayaana ka mahad-celiyay deeqdan gargaarka ah.

Warbixintaan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here