Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey Qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Hargaysa.

0
82

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-28 qoys oo danyar ah oo ku nool hargeysa ayaa la gaarsiisay deeq raashiin oo ay soo dhiibeen dad muxsiniin ah oo ku nool dalka dibadiisa waxaana loogu talagay deeqdan raashiinka in ay afur ka dhigtaan dadka danyarta agoomanka iyo dadka aan heli Karin wax ay ku afuraan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here