Maamulka magaalada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay ineey ka shaqeyaan hormarinta nabadda

0
115

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Duqa Magaalada Kismaayo ee gobolka jubadda hoose Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa waalidiin ku nool Magaalada kismaayo ku booriyay inay xakameeyaan caruurtooda kadib markii maalmihii la soo dhaafay Magaalada ku soo bateen caruur si koox koox ah isku dagaalaya.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here