Maamulka degmada Matabaan oo hay’adaha samaflka kacodsaday inay ugurmadan dadka abaartu samaysay ee kunool Matabaan

0
35

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Iyadoo abaaro ba.ani ay ka jiraan dalka dhan taasi oo dadkii xoola dhaqatada ahaa ay uga barakaceen deeganadi mihiga ahaa ana soogaleen magaalooyinka ayaa gudoomiyaha degmada Matabaan Bashiir Abdirahman Sheekeye oo warbaahinta la hadlayey waxaa uu codsi u diray hay,daha samafalka
Isagoo sheekay in dadka degan matabaan ay u baahanyihin gargaar deg deg ah.
Koofurta iyo bartamaha soomaliya waxaa ku dhuftay abaro saameyn weyn u geestay dadka iyo deeganka waxaana hay adaha QAramada midpobay ay ka deyrisay xaalada halista ah ee abaaraha soomaliya oo ay shegtay ay macluul garka u saarantahay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here