Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku dhawaaqay in sanadkaan qiimo dhimis ballaaran lagu sameeyey lacagaha Muwaadiniinta Soomaaliyeed ku aadayaan Xajka kadib markii meesha laga saaray maasuqii ka jiray adeegga Xajka, hoosna loo dhiga qiimaha lacagta xajka.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf