Wasiirka Wasaarada Maaliyadda dowladda Puntland oo kormeer ku tegay Dekeda Magaalada Boosaaso ee gobolka bari

0
42

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad ayaa kormeer ku tegay dekeda Magaalada Boosaaso isagoo booqday qaybta dakhliga Wasaarada Maaliyada isla markaana warbixin ka dhageystay madaxda iyo howlwadeenada Wasaarda Maaliyada sido kole wasiirka ayaa kulan la qaata madaxda hay’adaha wada Dhismaha dekeda .

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here