Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Adan a ayaa Hey’adda WHO kala wareegay Shan Gaari oo ah nooca loo yaqaano Hardtop-ka.
Munaasabadda gawaarida lagula kala wareegayey waxaa goob joog ka ahaa Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Drs Maryama Maxamed Xuseen, qaar ka m,id ah agaasime waaxeedyada iyo Magadaxda Hey’adda WHO ee Gobolka.
Agasimaha waxda dawada iyo Agabka wasarada Caafimaad XFS Mahamed maxamuud cadow ayaa ka warbixiya muhiimadda kulanka wasarada Caafimaad XFS iyo hay’adaha Caafimaadka adduunka WHO
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf