Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo sheegay in sanadkan dowladda xoojinayso dib u habeynta maaliyadda dalka.

0
61

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo kahadlay Xil Wareejinta Xisaabiyaha guud ee qaranka ayaa sheegay in sanadkan dowladda soomaaliya xoojinayso dib u habeynta maaliyadda si loo gaaro hadafka dhameystika dayn cafinta.

Warkan waxaa soo jedinya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here