Xaafadaha magaalada Dhuusamareeb oo dadku bilaabeen inay kuganacsadaan.

0
71

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Waxaa mudooyinki dambe isisoo tarayey ganacsiyada yar yar ee laga hirgelinayo gudaha xaafadaha magaalada Dhuusamareb ee caasimada galmudug
Taas oo keentay in bulshada ku nool xafada ay ka helaan adeegyo dhamaystiran oo ay mararka qaar uga maarmi karan in ay kasoo dukaameystan suuqyada waa weyn ee magaalada dhuusamareb.
Waa kuwan qaar ka mid ah dadka ka faaideystay adeegyada ganacsi oo Barnaamijka haweenka ee radio daardheer uga war bixiyey isbedelada cusub ee ganacsiyada xafdaha.
Muddo aan sidaasi u fogeyn gudaha xafadaha magaalada dhuusamareb kama jirin meelo laga heli karo adegyo dhamaystarin sida suuqyada oo kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here