Agaasimihii hore ee isbitaalka Gobolka Galguduud oo Muqdisho ku geeriyooday.

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dr Axmad Maxamed Mahdi oo muddo dheer kasoo shaqaynayay caafimaadka gobolka Galguduud gaar ahaan agaasinka isbitaalka Gobolka ayaa xalay saqdii dhexee waxaa uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.

Diktoorku waxaa uu xanuunsanaa maalmihii lasoo dhaafay sida qaar kamid ah ehelkiisu ay xaqiijiyeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here