Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlyay isbadelka Cimilada waxaan ka soo qeybgalay musuliin katirsan Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland iyo qeybaha kale ee bulshada
muhiimada kulanaka ayaa waxuu ahaa sidii loga hortagi lahaa sameenta isbadlka cimalada iyadoo ay Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland ay soo saartay Buugga Hagaha la qabsiga cimilada iyo mareenta masiiboyinka ee dowladaha hoose.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali