Kismaayo oo lagu qabatay kulan lagu soo bandhigayay baahiyaha horumarinta deegaanada Jubbaland

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan lagu soo bandhigayay baahiyaha qorshayaasha horumarinta deegaanada oo ay Wasaaradu soo aruurisa
Agasimaha guud wasaradda qorsheyta iyo xiriirka caalamiga Jubbaland ayaanle
Xuseen mahamad oo tabarka furey ayaa sharaxaadka bixiya qorshaha wasarada uga deegaan mashruuca hormarinta waara.

warkaan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here